Haweenka Kismaayo oo loogu baaqay in ilmahooda ay u sameeyaan Naas-nuujin barax tiran

0
22

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ku yaala xarumo kala duwan oo caafimaad ku waas oo adeegyo caafimaad oo lacag la’aan u qabta bulshada gaar ahaan hooyada iyo dhaalaanka.

Xarumaha ay adeegyada caafimaad ka helaan hooyada iyo dhalaanka ayaa waxaa ka mid ah Isbitaalka Guud ee Degmada Kismaayo iyo xarunta midnimo ee ku taala xaafada New Kismaayo.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa