Wasiirka Wasaaradda xanaanada xoolaha Jubbaland oo kormeeray deegaano ay wasaaradda ka wado talaalka Xoolaha.

0
48

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa dowlad Goboleedka Jubaland Oo uu wahelinaayo agaasimaha guud ee Wasaarada ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaanada qaam qaam, yoontoy iyo buula gaduud oo Wasaaradu muda 13 maalmood ah ka waday daaweynta xoolaha.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya