Adeeg Bulshada u fududeynaya gudashada Cumrada oo maanta Muqdisho laga daah furay.

0
55

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munasabad lagu daah furayay adeega musaacid oo fududeynaya adeegyada safarka gudashada cumrada ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho waxaana ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada.

Adeegan ayaa dadka u sahlaya inay si fudud u soo gutaan cumrada iyagoo iska bixinaya qiimaha in kayar 30 boqolkiiba.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya