Jaamacad cusub oo laga dhagax dhigay Degmada luuq ee Gobolka Gedo.

0
99

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa bixiyay dhul laga dhisayo Jaamacaddii ugu horreysay ee magaaladaasi laga hirgalin doono.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxx goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin iyo waxgaradka gobolka gedo.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya