Beeraleyda deegaanada Goobweeyn iyo Luglow oo lagu wareejiyay qalab loogu tala galay beeraha.

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowlada Jubbaland ayaa qalab loogu talo galay Beeraha ku wareejisay dadka beeralayda ah ee ku nool deegaanada Goobweeyn iyo Luglow ee maamulkaaasi.

Qalabkaan lagu wareejiyay beeralayda waxaa kamid ah yaabooyiin, farageedo, badiilo iyo abuur ka koobaan Basal, yaanyo, babanooni iyo koosto.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya