Xarun lagu baran doono Culuumta shareecada Islaamka oo laga daah furay deegaanka Goronyo cad

0
98

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarun loogu talagalay in lagu barto diinta Islaamka iyo culuumta maadiga ah ayaa laga daahfuray deegaanka goronyo cad oo ku yaalo Degamada Duruqsi ee Gobalka Togdheer. Naxwo Axmed Kadiye