Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga aheyn

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa shir guddoomiyay kulanka looga dhageystay guddiga joogtada warbixino la xariira hirgelinta iyo la socodka dastuurka. Khadar Axmed Salaan