Dhalinyaro ku nool Dhoobley oo fursado shaqo ka helay bakhaarada lagu iibiyo raashiinka.

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradan ka shaqeeya goobaha lagu iibiyo rashinka qutul daruuriga ayaa inooga waramay qaabka ay u shaqeystaan Cabdulaahi Cabdicasiis siraad