Wasaarada Tamarta iyo Biyaha KG Oo wada dadaalo Biyo lagu gaarsiinayo Barakacayaasha Baydhabo.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barkacyaasha hadda ku sugan magaalada Baydhabo waxyaabaha ugu badan ee u baahan yihiin waxaa kamid ah in ay helaan biyo nadiif ah oo ku filan iyagoo maalin kasta goobo ka fog fog ay u adaan sidii ay biyo ugu soo dhaansan lahaayeen

Agaasimaha waaxda tamarta iyo kheyraadka biyaha ee kgs ayaa sheegay inay wadaan dadaalo Biyo lagu gaarsiinayo Barakacayaasha Baydhabo.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa