Munaasabadda Sanad guurada 5-aad ee ururka SOYHO oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
45

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad oo ay ururka dhalinyarada soomaaliyeed ee soyho ay ug dabaal dagayeen sanad guuradii 5-aad ee ururka ayaa ka dhacday Magaalada Kismaayo.

Xaflada sanad guurada ururka ayaa wax kasoo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya