Maamulka Degmada Xudur oo dhalinyarada ugu Baaqay in ay la yimaadaan fikrado Ganacsi.

0
99

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool Cumar Cabddullahi Atuu ayaa Xaruunta maamulka Degmada xuddur Tababar ku saabsanaa Horumarinta dhalinyarada Degmadaasi ugu soo xiray dhalinyaro aad u badan kuwaasi oo ka faa’iideystay tababarka oo socday mudo 4 maalimood ah.

Gudoomiyaha ayaa dhalinyarada ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan horumarinta xirfadahooda ganacsi isla markaasna ay kala shaqeyn doonaan maamul ahaan horumarinta fikradahooda ganacsi, loona maalgelin doono.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here