Dugsiga qur’aanka kariimka ee Al- hilaal ayaa bulshada ka codsaday in boos loo iibiyo Dugsiga.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dugsiga qur’aanka kariimka ee Al- hilaal oo ku yaala Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir oo si bilaash ah dadka wax loogu baro ayaa waxa soo wajahay baahi dhinaca dhulka ah.

Dugsigaan oo dhisan mudo 20 sano ayaa waxaa wax kubarto ardayda danyarta ee iska bixin karin qarashaadka wax lagu barto.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya