Barakacayaal ku nool Dhoobley oo Codsadey Gargaar Raashin ah.

0
138

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka Hodan-1 waxuu ka mid yahay kaamamka ku yaala Magaalada dhoobley, waxaa kunool dad badan oo barakacayaal oo kasoo barakacay deegaanada u dhow degmada Dhoobley iyo sido kale deegaano ka tirsan gobolka jubada dhexe.

Barakacayaashan ayaan haysanin waxa ay nolosha ku maareen lahaayeen oo kamid tahay raashiin la’aan madaama bulshada degan kaamkan ay yihiin dad reer mii ah islamarkaana ay ku adagtahay In ay ka shaqeestaan magaalada taasi oo sababtay in dadkaasi barakacayaasha ah ay dareemaan macluul daran.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya