Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo qabatay kulan looga hadlaayay abaaraha kajira deegaanada Jubbaland.

0
245

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaamsimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa kulan kula yeeshay xafiiska wasaaaradda qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada Wasaaraddaha Jubbaland. Xasan Maxamed Cabdulaahi