Maamulka Isbitaalka guud ee degmada Dhoobley oo ka warbixiyey dad uu soo ritay cudurka shuban biyoodka

0
33

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Isbitaalka guud ee degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa faah-faahiyay kiisas shuban biyood ah oo maalmahan la gaarsiiyay Isbitaalka. Naxwo Axmed Kadiye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here