Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay madaxda hay’adda UNICEF

0
189

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf Qanyare oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Agaasimeyaasha Waaxyaha Wasaaradda Mudane Muuse Maxamed Cusmaan iyo Marwo Zahra Cabdi Maxamed, ayaa kulan la  qaatay madax ka socotay Hay’adda Caruurta iyo waxbarashada Qaramada Midoobay Uqaabilsan Xafiiskaada Soomaaliya ee UNICEF.

Kulanka waxaa xooga lagu saaray xoojinta wada shaqaynta ka dhaxaysa dhinacyada ay khusayso Mashaariicda heer Federaal iyo heer Dawlad Goboleedba ee U-Adkeysiga masiibooyinka, Isla markaana si wadajir ah loo sameeyo kormeer iyo Qiimeyn tasoo xaqiijnayso  dhaqan-galka u leeyahay Waddanka Mashruucan