Wasiirka Caafimaadka Puntland oo kawarbixiyey xanuun wata Qandho iyo Hargab oo ka jira Puntland

0
11

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Caafimaadka Dawladda Puntland Siciid Jaamac Qoorsheel oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda ayaa ka warbixiyey xanuun wata Qandho iyo Hargab oo ku jira Puntland.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya