Wasaaradda Maaliyada Somaliland oo gubtay 5 Milyan oo bac ah.

0
36

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Soomaaliland oo kaa shaneysa ciidamada ilaalada canshuuraha ayaa kastamada kala duwan ee Gobolka Maroodi Jeex ku qabatay Shan Milyan oo xabo oo ah bacaha kala duwan kuwaasi oo hab kontorobaan ah lagusoo galiyay gudaha Soomaaliland iyadoo islamar ahaantaana gacanta lagu dhigay khamari iyo xashiishad tiro badan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya