Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-kadib socdaal shaqo oo ay ku tageen Deegaanka Shiikhaaley oo kamid ah Deegaanada Hoos taga Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug xoghayaha Dowlada Hoose Cabdisalaan Caabi Aaden islamarkaana ay u kuur galayeen xaaladaha nololeed ee ka jira Qaar kamid ah Deegaanada Hoos taga Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa halkaasi soo dhaweyn balaadhan ugu sameyay qaar kamid ah Dadka Dagan Deegaanka Shiikhaaley oo kuwaasi oo madaxda uga warbixiyay Baahiyaha ay u qabaan Heelida Adeegyada Aas-aasiga.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa