Dhalinyaro ku nool Muqdisho oo isku xilqaantay wax barista caruurta barakacayasha Degmada Kaxda.

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ubaxa dalka waa koox dhalinyaro ah oo isku xilqaamay waxbaridda dadka danta yar ee ku nool qaar kamid kaamamka Barakacayaasha ah Degmada kaxda ee Gobolka Banaadir.

Cabdi Mahad Maxamed Cabduwahaab oo ah Gudoomiyaha Dhalinyaradan wax bara caruurta dadka barakacayaasha ah ayaa kawarbixiyay waxa ku dhaliyay shaqadaan ay bulshada u hayaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya