Waalidiin caruurtooda ku wayay webiga shabeelle ee dhaxmara bartamaha Magaalada Baladweyne.

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dad iskugu jira caruur iyo dad waayeel ah ayaa sannadihii la soo dhaafay lagu wayay webiga shabeelle ee dhaxmara bartamaha magaalada Baladweyne kadib markii ay ku dheceen Caruurta ayaa inta badan uu webiga qaada xiliyada ay ku dabalanayaan.

Raaxo Axmed Muxumed iyo Cabdiqaadir Badal Muxumed ayaa ka mid ah dadka ku waayay caruurtooda kuwaasoo ilaa hadda lagu laa yahay nolol iyo geeri sida ay Radio Beerlula u sheegeen.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya