Tababar ku saabsan maareynta dhalmo la’aanta oo lagu qabtay Muqdisho.

0
17

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS Dr’s maryan maxamed xuseen ayaa magaalada muqdisho ka furtay tababar kusaabsan dhacdooyinka maareenta dhalamo la.aanta ee xaalada bariga Afriga kuwaasi oo ay bixinayeen dhaqtiir udhashay dalka Hindiya.

Tababarka ayaa waxaa loo qabtay dhaqaatiir kale duwan oo ka socoday isbitaalada magaalada muqdisho iyo masuuliyiin ka tirsan BahdaCaafimaadka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa