Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo ku baaqday in gabdhaha lagu dhiirigaliyo Waxbarashada.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cabdinaasir Seeraar Maax Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo la kulmay Haween la socday Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya labadiisa Gole iyo Wasiirka Wasaaradda Haweenka Jubbaland ayaa fah-faahin ka bixiyay heearka waxbarashada Guud ahaan Soomaaliya.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa