Shirkadaha Ganacsiga Galmudug oo laga codsaday inay dhalinyarada Shaqa abuur u sameeyaan

0
16

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Galmudug waxaa ku sugan dhalinyaro wajahaysa shaqo la’aan, iyadoo dhanka kalana ay jiraan shirkado ka shaqeeya Degmooyinka Galmudug oo bixiya fursado maalgelineed oo shaqo abuur u noqon kara dhalinyarada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa