Kulamada Wareega 16 Euro 2024 Oo La Ogaaday.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa haatamba la ogaaday qaar ka mid ah kulamada wareega 16 ee euro 2024.

Kulamada wareega Group-yada ayaa maraya meel gaba-gabo ah waxana la ciyaarayaa kulamadii ugu dambeeyay.

Inkasta oo aanay wali dhamaan wareegii Groups-ka hadana waxa la ogaaday qaar ka mid ah kulamada wareega 16 ee euro 2024.

Kulamo xiiso leh ayaa la ciyaarin Doonaa wareega 16 iyada oo xulalka ugu magaca weyn uguna awooda badan isku hadhi doonaan.

Hadaba Halka kaga bogo kulamada la ogaaday wareega 16 ee euro euro 2024.

Switzerland Vs Italy

Denmark Vs Germany