Dhalinyarada ku Nool Tuulooyinka kaalinta ay ka Qaadan karaan Nabadda

0
19

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhainyaradu waa xooga iyo mustaqbal bulsha kasta waxa ay leeyihiin awood iyo tarmar ay ku badali karaan adduunka, Soomaaliya oo soomartay marxalado adag oo colaado iyo dhibaatooyin siyaasadeed in kastoo dhalinyaadu hada ay door fiican ay ka qaataan Nabdda iyo  dib u dhiska dalka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya