Cudurka Shuban Biyoodka oo ka dilaacay Magaalada Baraawe ee G/Sh/Hoose.

0
18

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inta la xaqiijiyay 6 ruux ayaa ugu geeriyootay Cudurka Shuban Biyoodka oo ka dilaacay Magaalada Baraawe ee Gobalka Shabeellaha Hoose.

Isbitaalka Jiilaani ee Magaalada Baraawe ayaa waxaa jiifa Bukaano uu soo ritay Xanuunka Shuban Biyoodka kuwaasi oo lala tacaalayo xaaladooda caafimaad.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya