Maamulka Degmada Kismaayo oo ku baaqay in la Maalgashado Magaalada.

0
34

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa mudooyinki la soo dhaafay sameeyneysay horumar balaaran sida amniga oo laf dhabar u ah hormarkasta oo bulsha gareeysa kaabayaasha adeegyada bulshada sida dhismaha laamiyada oo muddo kadib marki ugu horeysay Kismaayo yeelatay wax kabadan hal laami oo ahaa midkii kaharay dowladi hore dalka.

Hadaba Maamulka Degmada Kismaayo ayaa ku baaqay in la maalgasho Magaalada, islamarkaana Kismaayo ay tahay Magaalo lawada leeyahay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahineya