Kismaayo oo laga daah-furay kulan looga hadlayay sidii dhalinyarada uga mid noqon lahaayeen gudiyada xalinta Khilaafaadyada

0
23

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Cadalada iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ka daah-furay looga hadlayay sidii dhalinyarada uga mid noqon lahaayeen gudiyada xalinta Khilaafaadyada taasi oo socon doontq mudo laba maalmood ah.

kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyarda iyo ciyaaraha Jubbaland iyo odayaasha dhaqanka Jubbaland nabadoono, dhalinyaro iyo marti sharaf kale.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya