Maamulka Deegaanka Yoontooy oo codsaday in loo hirgaliyo xarumo Caafimaad

0
16

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Yoontooy waxaa uu 25KM dhanka waqooyi ka xigaa Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ku nool dad u badan Beeralay iyo xoolo dhaqato.

Deegaankan waxaa ka jira baahiyo aas aasi ah kuwaas oo ay ka mid yihiin adeegyada Caafimaadka,wadooyinka iyo baahiyo kale.

Khadar Axmed Salaaan.ayaa warbixintan ku eegaya