Hay’adda SoDMA oo Magaalada Baydhabo 500 qoys deeq gargaar ugu qeybisay

0
14

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shan boqol qoys oo ku nool magaalada Baydhabo ayaa la gaarsiiyay gargaar isugu jira raashinka nuucyadiisa kala duwan, waxaana goobta gargaarkan lagu bixinyaya ku sugnaa masuuliyiin ka tirsan maamulka Koofur galbeed Fardowso Axmed Cabdi