kulan looga hadlayay nabada iyo is dhexgalka bulshada oo lagu qabtay deegaanka Buula-gaduud.

0
15

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeganka Buula-gaduud ee Waqooyiga Magalada Kismaayo ayaa maanta lagu qabtay kulan looga hadlayay nabadeynta iyo is dhexgalka Bulshada ku nool deeganada iyo degmooyinka Maamulka Jubbaland.

kulan kaan ayaa waxaa ka qeeyb galay qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Deeganka Buula-gaduud iyo xubno ka tirsan wasaaradda Haweenka maamulka Jubbaland.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya