Bulshada Qardho Oo Loogu Baaqay in ay bixiyaan Khidmadda Horumarinta Degmada.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddiga horumarinta degmada Qardho oo ah gudi ka kooban 13 Xubnood ayaa waxey kulamo kala duwan la yeesheen golaha degaanka degmada iyo bulshada qeebaheeda kala duwan ayidoona ujeedka kulamada ahaa sidii loo hormarin lahaa arimaha bulshada ee degaanka.

Waxaana marka uu soo idlaadey kulamada la isku afgartey in bulshada Qardho ay bixiyaan khidmadda Horumarinta degmada Qardho taasi oo ah ($1) doolar oo la Saari doono biilasha biyaha iyo korantada si loo dhiso Degmada iyo degaanada hoos yimaada.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya