Wasiiradda Cadaaladda Dowlad Goboleedyada dalka oo soo dhaweeyey dhammeystirka Dastuurka dalka.

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiradda Cadaaladda ee Dowlad Goboleedyada dalka ayaa dhamaan waxa ay soo dhaweeyey dhammeystirka iyo wax ka badalka Dastuurka dalka.

Dowlada soomaaliya ayaa dadal xoogan waxa ay ugu jirtaa sidii loo dhameystiri lahaa Tastuurka dalka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa