Roob Xoogan oo saacado socday oo ka da’ay Degmada Luuq ee Gobalka Gedo.

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka degmada Luuq ayaa ku baaqay in loo gurmado kumanaan qoys oo ay saamaysay fatahaado ka dhashay roobka El Nino.

Roob saacado badan da’ayey ayaa sababay in biyo kusoo rogmadaan gooboha ay Ddeganyihiin dad isugu jira Barakacayaal iyo dad danyar ah.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa