Maamulka Madarasada Tawakal ee Dhoobley oo codsaday in laga caawiyo dhismaha madarasada.

0
59

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha lagu barto Qur’aanka kariimka waxey kamid yihiin meelaha ugu muhiimsan ee bulshada muslimiinta dhexdeeda.

Madarsada Tawakal oo kamid ah madaarista Qur’aanka kariimka taas oo ku taalo Magaalada Dhoobley ayaa waxaa xiligan ka muuqdo dayac xoogan Maamulaha Madarasadaasi Cabdixayi Maxamuud Abiib ayaa dadka kheyrka jecel ugu baaqay inay ka qeyb qaataan dhismaha Dugsigaasi.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya