Qoysas danyar ah oo ku nool Kismaayo oo codsaday in la caawiyo inta lagu gudojiro Ramadaanka.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo dhamaan muslimiinta caalamka ay sooman yihiin ayaa hadana waxaa jira dad aan heysanin waxey ku afuraan Qoysas barakacayaal ah oo ku nool waaxda horseed ee xaafada farjano ee Magaalada kismaayo oo aan heysanin wax ay ku afuraan ayaa ka codsaday bulshada Soomaaliyed in lasoo caawiyo.

 

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya