Deeq raashin ah oo la gaarsiiyey qoysas dad danyar ah oo ku nool Xafada Waaberi ee Dhuusamareeb.

0
131

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo la gudagalay bisha barakaysan ee ramadaan ayna jiraan qoyska badan oo ay heysan wixii ay ku afuri lahaayeen ayaa
Ururka dhalinyada samafalayaasha ah ee lagu magacaabo Waaberi Charity Organisation islamarkaana ka zhaqeeya caawinta dadka nugul
Waxaa ay deeq raashin ah u qeybiyey qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool xafada Waaberi
Xubno ka tirsan ururkan ee ku howlanaa samafalka ayaa warbaahinta u shaagay in si isxilqaan ah ay bulshadooda dhibaateysan u caawinayaan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya