Ururka shirkadaha maalgalinta yaryar ee Soomaaliyeed SOMA oo laga daah-furay Magaalada Muqdisho.

0
114
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada ayaa laga daahfurey ururka maalgalinta ganacsiga yar yar ee dalka shirka lagu daahfuraayey ayaa waxaa soo qabanqaabisay ururka shirkadaha Maalgalinta yaryar ee Soomaaliyeed SOMA.
shirka ayaa intiisa badan waxaa looga hadlay ururka shirkadaha Maalgalinta yaryar ee Soomaaliyeed SOMA wax qabadkiisa iyo fursadaha uu abuuri karo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya