Dhalinyaradda Magaalada Kismaayo oo ka hadlay shaqo la’aanta heysato Dhalinyaradda.

0
66

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinayarada kunool magaalda Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka hadlay shaqo la’aanta heysato waxeyna Dowlad Goboleedka Jubbaland ka codsadeen in dhalinyarada ay u sii labo’laabto dadaalada ay xirfadaha ugu abuureyso si ay dhalinyarada ugu abuurmaan shaqooyin.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinya