Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo nolosha qoysaskooda ka mareeya xirfadda timo jarista.

0
96

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana bartay xirfadda farsamada gacanta ayaa nolosha reerkooda ka mareeya xirfadda timo jarista.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa