Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo nolosha qooyskooda ka maareeya jilaabashada kaluunka wabiga.

0
94

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Webiga shabeelle ee dhaxmarta bartamaha Magaalada Baladweyne ayaa waxaa si maalin leh ah uga kaluumeysta dhalinyaro badan kuwaa soo nolosha reerkooda ku mareeya kaluunka ay ka soo jilaabtan webiga shabeelle.Xasan Maxamed Cabdullaahi