Haween fursado shaqo ka helay maqaayadaha ku yaala Dhoobley

0
500

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaliyed ayaa kalin muuqata kaga jira Wax so saarka Dalkeena iyaga oo inta badan ay horsed u yihin dumarka Hormarka dalka somaliyeed ku talaabsanayo ayaa hadana waxaa jiro  Haween badan oo u istaagay si noloshooda iyo tan qoysaskooda u dabari lahaayeen

Waxaa jiro qaar kamid ah haweenka ku nool magaalada dhoobly oo Maqaayadaha  laga cunteeyo ee ku yaalla degaanka fursad shaqo ka helay kuwaas oo  ka dubo canjeerada iyadoo lacagaha ay ka helan ay ku mareeyaan nolosha reerkooda.

Hadaba waxaan waraysi la yeelanay qaar kamid ah Haweenka fursado shaqo ka helay maqaayadaha ku yaala degaanka Dhoobley iyagoo aan ka wareysanay shaqadooda iyo caqabadaha ay kala kulmaan

Fardowsa Axmed Cabdi ayaa ka warramaysa