Waxgaradka Deegaanka Dhoobley oo baaq ka soo saaray biyo yari ka jirta Deegaanada hoos yimaada Magaalada Dhoobley

0
189

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Waxgaradka Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa baaq ka soo saaray biyo yari ka jirta Deegaanada hoos yimaada Magaalada Dhoobley.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa