Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Raadiyaha Adduunka ee 2023, UNESCO waxay iftiimisay raadiyaha madaxa bannaan inuu yahay tiir hortaggan colaadaha iyo nabad-la,aanta dalka, Ergada Nabad Ilaalinta Qaramada Midoobay waxay taageertaa idaacadaha iyo barnaamijyada raadiyaha ee dalal badan oo ay martida u yihiin.
Dalka Soomaaliya waxaa ka jira maanta idaacado Bulsho oo aan qayb ka nahay kuwaas oo dadka ugu qabto adeegyada ay rabaan si lacag la’aan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya