Xarumo Waxbarasho iyo Caafimaad oo laga hirgeliyey deegaanka Ceel Xaashi oo hoostaga degmada Cadale.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu dhagax dhigay goobo waxbarasho caafimaad iyo masaajid oo uu yeelanayo Deegaanka ceel xaanshi oo hoostaga degmada cadale ee Gobolka shabellaha dhexe ayaa waxa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha degmada cadale ee Gobolka shabellaha dhexe iyo qaar kamid ah odoyaasha dhaqanka ee deegaankaasi.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa