Dhalinyarada furaneysa Xaruumaha Mpeesada oo ku soo badanaya Degmada.

0
50

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose oo ah Magaalo saaran xadka kala qeybiya Dalkeena Soomaaliya iyo sido kale dalka Kenya ayaa ah Magaalo sameyneysa Kobac dhanka Ganacsiga ah.

Hadaba Magaalada waxaa mudooyinkii danbe ku soo badnayay Dhalinyarada furaneysa Xaruumaha Mpeesada oo ah adeeg lacagaha la iskugu diro.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya