Xafiisyada guddoonka golaha shacabka oo dib u dayactir iyo qalabeyn lagu sameeyay oo xariga laga jaray.

0
108

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xarigga ka jaray xafiiska guddoonka islamarkaana dhagax dhigay xafiisyadda guddiyadda Golaha Shacabka BJFS.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya