Xaalad daawo la’aan oo soo wajahday isbitaalka guud ee Gobolka Galgaduud.

0
69

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cisbitaalka Guud Ee Gobolka Galgaduud oo bilo ka hor ay la wareegtay Wasaaradda Caafimadka Galmudug ayaa ku guulestay horumarinta adeegyada shaqo ee caafimaadka iyo u adeegista bulshada sida uu sheegay Dr Abuukar Cali Faarax madaxa howl wadeena ee hospitalka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya