Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada KG oo Shaqa Abuur u Sameysay Laba kun Oo dhalinyaro ah

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada KG Mahamed Suufi Aadan ayaa sheegey in ay ka shaqeenayaan sidii loo kordhin lahaa shaqleysiinta dhalinyarada KG gaar ahaan in la baro Xirfado kala duwan wasaaradana ay leedahay Xarun weyn oo Xirdafadahaas lagu barto iyo Hormarinta adeegyada Bulshada.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa warbixintan ku eegaya